Share with your friends via email

Hayadaha Soomaaliya Kashaqeeya: Dhibaato Baniaadminimo oo Kusoo Fool Leh Soomaaliya

23 hayadood oo gargaar oo ka hawl gala Soomaaliya ayaa ku baaqay in Soomaaliya lala soo gaaro gargaar dagdag ah iyo deeqo si looga hortago xaalad El Nino oo dalka kusoo fool leh waa sida ay ku xuseen war murtiyeed maanta ay hayadahaasi soo saaren.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip