Share with your friends via email

Muwaadin Kenyan ah oo si xun u dilay Hooyadiis iyo Aabihiis

Wararka ka imaanaya Degmada Kericho ee dalka Kenya ayaa sheegaya in nin dhalinyaro ah uu dil u geystay waalidiintiisa, kadib markii uu soo kala dhex galay muran dhinaca dhaqaalaha ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip