Share with your friends via email

Axmed Kismaayo oo loo doortay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland

Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismaayo) oo ahaa Wariye rug-cadaa ah ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Puntland, kadib kulankii u horeeyay ee uu Guddiga yeesho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip