Share with your friends via email

Axmed Madoobe iyo Odayaasha Beesha Barre Hiiraale oo ku kulmayo Nairobi

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya, Joseph Nkaissery waxa uu Xafiiskiisa kula kulmay Siyaasiyiin iyo Odayaal-dhaqameed ka socda mid ka mid ah Beelaha deggan Gedo iyo Jubbooyinka oo uu kala hadlay sugidda Ammaanka Xuduudka iyo inay iskaashi la yeeshaan

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip