Share with your friends via email

BARACK OBAMA: Ciidan uma Dirayno Suuriya Balse waa in awood Xukunka looga tuuro Assad

Madaxweynaha Mareykanka, Barack H. Obama ayaa mar kale sheegay inay ka go'an tahay in si awood xukunka looga tuuro Madaxweynaha Suuriya, Bashar Al-Assad, isagoo xusay inaysan Mareykanku ciidammo lugta ah u dirayn Suuriya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip