Daahir Maxamuud Geelle oo sheegay 'qorshe ka dambeeya' ceyrinta Simon Mulongo
Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ah musharixiinta sanadkaan u taagan xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa duray tallaabadii ay dowladda Soomaaliya dalka uga ceyrisay ku-xigeenka ergayga Midowga Afrika Simon Mulongo.
Geelle ayaa sheegay in tallaabad