Share with your friends via email

Jawaari "Ra'iisul Wasaaraha waxaa ka sugeynaa 26 bishan inuu keeno qaabkii doorashada lagu geli lahaa"

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maalmaha soo socda Baarlamaanka la horkeeni doono war murtiyeedkii lagu heshiiyay ee ka soo baxay shirkii Madasha wada tashiga qaran ee 12-kii bishan

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip