Dab aad u xoogan ayaa barqanimadii Maanta ka kacay Xarun Warshada Isbuunyada Tabaarak ay ku leedahay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxaana dabkaas uu socday saacado xiriir ah, balse markii dambe la demiyay. Dabka ayaa waxaa gebi ahaa
To:
From:
Your Name:
Message: