Share with your friends via email

Cumar Cabdirashiid oo beeniyey arrin uu xalay Sheekh Shariif ka sheegay Muqdisho

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa weerar ku qaaday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo xalay mar kale ku celiyey inuusan waxba ka ogeyn saxiixa heshiiskii is-fahamka badda ee 2009

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip