MADAXWEYNAHA SOMALIA: Ma jiro Qorshe la doonayo in wax looga bedelo calanka Soomaaliya
Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta Calanka Soomaaliya ee 12-ka Oktoobar ayaa madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlayay munaasabad lagu xusayay maalinta calanka Soomaaliya ayaa beeniyay in calanka Somalia la bedelayo.