Maxkamad Maanta Amartay in Xabsiga laga sii daayo Wiilasha Madaxweynihii hore ee Masar
Qareenka difaacaya wiilasha Mubarak, Farid al-Deeb iyo garsooraha ayaa sheegay inay sii dayntooda ka dambeysay kaddib markii ay shaqooyin badan qabteen tan iyo markii la xiray sannadkii 2011-kii, haatanna ay maxkamaddu sirasmi ah u amartay in la sii