Share with your friends via email

Raila Odinga: Xukunka ICC Kiiska Kenya daaqada uga saartay oo la macno ah halaag

Hoggaamiyaha isbaheysiga mucaaradka Kenya ee CORD, Mr. Raila Odinga oo horeyna raisul wasaare uga ahaa Kenya ayaa sheegay in kiiskii Kenya ee dhawaan maxkamada ICC ay daaqada ka saartay arintaasi ay ula macno tahay halaag qaarada Afrika.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip