Warshad ku taala Addis Ababa oo diyaarineysa gaadiidka dagaalka noocii ugu dambeeyay kuna soo wajahan Soomaaliya + Video
Gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan isla markaana casri ah oo aan weli horay soo gaarin dalalka Geeska Afrika ayaa lagu diyaarinayaa magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya,