Ciidamada Nabad Suggida oo qabtay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa (SAWIRRO)
Ciidamada Hay'adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Somaliya ayaa xalay 2:20 Daqiiqo waxa ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa, kaasi oo la doonaayay in lagu dhibaateeyo shacabka Somaliyed.