Wafdi ka socda dowladda Hoose ee Istanbul oo qiimeyn ku sameeyay wadada 30-ka (Sawirro)
Wafdiga ka socday dowladda hoose ee magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo shalay soo gaaray magaaladda Muqdisho isuguna jiray Mas'uuliyiin iyo Engineero ayaa qiimeyn ku sameeyay qorshaha dib u dhiska wadada 30-ka oo ka mid ah wadooyinka hal-bow