WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 18-KA ABRIILE 2016-KA
KU DHAWAAD 200 OO TAHRIIBAYAAL SOMALI AY KU JIRAAN OO KU GEERIYOODAY BADDA
Doon ay la socdeen dad tahriibayaal ah ayaa waxa ay ku degtay badda, xilli ay ku guda jir een Safarkooda ku aadan Tahriibka oo ay ku doonayeen inay ku gaaraan Yurub.