WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADSHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 17-KA ABRIILE 2016-KA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALEY FURITAANKA SHIR MADAXEEDKA AMNIGA AFRIKA
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 5aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana HighLevel Forum