Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka bilaabay howlo dib u dhis ah iyo gelinta nalalka ku shaqeeya ileyska cadceeda qeybo ka mid ah waddooyinka iyo xaafadaha degmada Wanlaweyn, iyadoo maamulka uu dhagax dhigay xarunta uu ku s