Wiil u dhalay Madaxweynihii hore ee Uganda Idi Amin Dada oo ka tirsan Ciidanka Dowladda FS
Warbixin ciwaan looga dhigay 'I am my Father's son' oo lagu daabacay wargeyska saddex biloodlaha ah ee AMISOM ayaa lagu xusay in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Uganda Idi Amin Dada uu ka tirsan yahay ciidamada qalabka sida