Shiinaha oo dalbaday liiska dadka lagu tuhunsanyahay argagixisonimada
Dowladda Shiinaha ayaa wadamada sanadkaan ka qeyb galaya shirka wadamada dhaqaalaha ku hor maray ee G20 ka codsatay in ay kusoo wareejiyaan liiska kooxaha iyo shaqsiyaadka lagu tuhunsan yahay argagaixisanimada ee ay diiwaan galiyeen.