Share with your friends via email

Baarlamaanka Puntland oo doortay 11 kursi ee Puntland ku matalaya Aqalka Sare

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada Xildhibaannada Aqalka sare ee Puntland ku matalaya dowladda Federaalka, waxaana la dooray dhamaan 11 kursi ay Puntland ku leedahay Aqalka Sare.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip