Madaxweynayaasha caalamka ayaa dadku ay ka fishaan inay yihiin dad aqoon sare leh oo waxbarashada ka gaaray heer jaamacadeed. Hase yeeshee hogaamiyaal Afrikaan ah ayaan waxbarashada heer jaamacadeed ka gaarin iyagoo qaarkoodaanba ka gudbin dugsi sare