Iska hor imaad Khasaare geystay oo saaka ka dhacay Magaalada Marka
Wararka aan ka helayno Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabelaha hoose, ayaa sheegaya in saaka aroortii Magaaladaasi uu ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Dowladda iyo rag maleeshiyaad ah.