David Taylor – "Waxaa lagu jir dilayaa Muqdisho, ayada oo DF ay ku qasbeyso inuu la shaqeeyo hay'adda CIA-da"
Muwaadin British ah ayaa sheegay in lagu jir dilay Soomaaliya, oo ay su'aalo ku weydiiyaan saraakiil ka tirsan sirdoonka Mareykanka, waxaa sidaas weriyey wargeyskaThe Guardian.
Ninkan oo 45 jir ah kana soo jeeda magaalada London ayaa sheegaya i