Puntland oo sheegtay dadka aanan sharciga ku joogeyn deeganada Maamulkaasi in la xiraayo
Awaamiir hor leh ayaa ka soo baxday masuuliyiinta dhanka ammaanka Maamulka Puntland, amaradaasi oo ku aadan in si sharci ah lagu joogo deeganada Puntland dadka u dhashay iyo dadka aanan u dhalan intaba.