Hordhac: Real Madrid v Wolfsburg – Los Blancos Dhanka Kale Ma U Rogi Kartaa Natiijadii Lugta Hore Si Ay U Gaarto Semi-finalka Caawa?
Real Madrid v Wolfsburg
Kulanka: Lugta labaad ee wareega 8da Champions League
Lugtii hore: Wolfsburg 2-0 Real Madrid
Garoonka: Santiago Bernabeu
Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika
Garsoore:Viktor Kassai (Hungary)