Saddex arrin oo Al-Shabaab ay dalbadeen oo qasbay barakac ka socda Mudug
Deegaanada Wasil iyo Bacaadweyn oo ka tirsan bariga gobalka Mudug ayaa waxaa ka socda barakac xoog leh oo ay sameynayaan dadka degaanka, kadib markii Al-Shabaab ugu hanjabeen in ay soo weerari doonaan.
Al-Shabaab ayaa dadkaan u sheegay in ay ka guur