Somaliland oo maxkamad soo taageysa dhallinyaro ay ku haysato arrin yaab leh
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa shaaciyey in konton dhalinyaro ah la soo xiray kadib markii ay ku labisteen, islamarkaana ay muqaalo iyo sawiro ku soo galeen calanka Soomaaliya, ayaga oo xusayay 26-ka June.
Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Som