Maxkamada Dambiyada Caalamka ICC oo baabi'isay dacwadii William Ruto
Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ayaa baab'iisay dacwadii loo haystay madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto.
William Ruto ayaa loo haystay dambiyada bani'aadanimada ka dhan ah iyadoo maanta garsoorayaashii dacwada qaadayay