C/weli Gaas "4.5 waxaan u qaadanay talada oo ku soo uruurtay saddex arrimood mid dooro"
Madaxweynaha Maamulka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa wuxuu sharaxaad ka bixiyay baahida keentay in Puntland, ay aqbasho in doorashada dalka ka dhaceysa lagu saleeyo hannaanka awood qaybsiga beelaha ee 4.5.