Soomaaliya oo Beenisay In ay Kenya Kala Heshiisay Muranka Badda
Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa beeniyay in Soomaaliya iyo Kenya ay ka heshiiyeen murankii badda ee u dhexeeyay labada dal.
Mudane Mahdi ayaa been abuur iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu maanta baahi