Nairobi: Dallada Ururada Saxafiyiinta Qurbajoogga ah ee Soomaaliyeed ee COSEJA oo Kulan Kuqabatay Xaafada Eastleigh
Dallada Ururada Saxafiyiinta Qurbajoogga ah ee Soomaaliyeed ee COSEJAayaa shalay abbaare 4tii galabnimo ilaa fiidkii hore ee xalay hoolka shirarka ee weyn ee Medina Mall ee Xaafada Eastleigh ee Soomaalidu u badan tahay ee Nairobi ku qabatay kulan si