Dowladda Kenya oo diiday in muranka badda ee Soomaaliya lagu xaliyo Maxkamada Caalamiga
Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u diiday muranka dhinaca badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya kaas oo ay hore August 28keedii 2014 Soomaaliya Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ugu gudbisay dacwad Kenya ka dhan ah.