Share with your friends via email

Hanti dhowraha Guud "Canshuurta guryaha uu qaado Maamulka Gobolka Banaadir waa qalad"

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa sharci darro ku tilmaamay canshuuraha uu qaado Maamulka Gobolka Banaadir, isagoo ugu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha u joojiyo canshuuraha laga qaado guryaha.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip