Share with your friends via email

Mareykanka oo bilaabay baaritaanka weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay

Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa amar ku bixiyay in dib u eegis lagu sameeyo baaritaanka weerarkii Al-shabaab ay ku qaaday saldhigga ciidanka milatariga Manda Bay ee gobolka Lamu ee dalka Kenya, halkaas oo lagu dilay sadex qof oo

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip