Share with your friends via email

Axmed Madoobe iyo Deni oo ka dhoofay Muqdisho kadib kulan ay la qaateen wakiilada beesha caalamka

Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho ayaga oo dib ugu laabtay maamulladooda, kadib kulan ay la yeesheen wakiilada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho. Saciid Deni iyo Axmed Madoobe

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip