Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya sareeyo gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa kormeerey xarunta akadeemiyadda tababarada ciidanka booliiska ee Janaraal Kaahiye halkaas oo uu ka socoday imtixaan laga qaadayo arday soo codsatay in ay kamid noqo