Meydadka laba qof oo aan la aqoonsan oo maanta lagu arkay bannaanka Jowhar
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in maanta duleedka magaalada lagu arkay laba qof oo meyd ah balse aan la aqoonsan wali.
Meydadka labadaan qof ayaa laga helay inta u dhaxeysa deegaanada Raqayle i