Share with your friends via email

Jubaland oo jawaab culus kasoo saartay ciidankii ay DF geysay gobolka Gedo

Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa si kulul looga hadlay ciidamadii ugu dambeeyey ee ay shalay dowladda dhexe ku daabushay qeybo ka mid ah gobolka Gedo oo dhaca koonfurta dalka Soomaaliya. Qoraalka Jubbaland kasoo baxay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip