Share with your friends via email

Sawirro: DF oo maalintii labaad oo xiriir ah hub iyo ciidan geysay gobolka Gedo

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta markale ciidan, hub iyo gaadiid dagaal ka dajisay degmada Doolow ee gobolka Gedo. Ciidamadan oo diyaarad looga qaaday magaalada Muqdisho ayaa ku biiraya ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan gobolkaasi,

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip