XOG:- Khilaaf soo kala dhex-galay Mucaaradka iyo Xisbiga UPD oo dagaal nooc cusub ah billaabay
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf culus uu soo kala dhex-galay musharaxiinta mucaaradka ee ugu cad-cad saaxada Siyaasadda Soomaaliya.
Dagaalka ayaa si gaar ah ugu dhaxeeya Xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamu