Jabriil Ibraahim Cabdulle iyo Axmed Madobe oo kulmay
Musharax Jabriil Ibrahim Cabdulle, oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta kulan khaar ah la lahaa Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe).
Labada mas'uul ayaa ka wada-hadlay xaaladihii ugu dambeeyey e