Ilhaan Cumar Oo Warbixin Kasoo Saartay Xaaladda Ka Taagan Itoobiya
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Gudida Arrimaha dibada ee Congress-ka Maraykanka ayaa warbixin ka soo saartay xiisadda siyaasadeed ee dalka Itoobiya haatan ka taagan.
Xildhibaanda ayaa ka mid ahayd xubno ka tirsan gudidaas oo dhawaan socdaal ku tagay da