Share with your friends via email

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda degmada Raage-Ceelle

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa inay dib ula waregeen gacan ku heynta degmada Raage-Ceelle ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kadib markii ay saaka weerar ku qabsatay kooxda Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip