Share with your friends via email

DF Somalia oo war kasoo saartay qarax dad badan ku dhinteen oo shalay ka dhacay…

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareysay qaraxyo ismiidaamin oo shalay ka dhacay dalka Ciraaq, kuwaasi oo ay ka dhasheen khasaaro kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac ah. Xukuumadda ayaa qaraxyadaas ku tilmaamtay kuwo fuleynimo leh

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip