Share with your friends via email

Kulan looga arinsanaayay Ammaanka garoonka Aadan Cadde oo lagu qabtay Muqdisho.

Shir looga hadlayay Amniga caasimadda gaar ahaan degmooyinka ku xeeran garoonmka diyaaradaha ee Aadan cadde ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda amniga XFS waxaa ka qayb galay Xafiiska QM ee UNSOM,

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip