Share with your friends via email

Nooc cusub oo Covid 19 oo Jarmalka laga helay

Saraakiisha caafimaadka ee Jarmalka ayaa baaraya nooc cusub oo coronavirus ah oo laga helay gobolka koonfureed ee Bavaria. Noocaas cusub ayaa imanaya iyada oo ay sii kordheyso walaaca caalamiga ah ee ku saabsan noocyada virus-ka ee soo ifbaxaya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip