Share with your friends via email

QM oo xil u magacowday Ergay ay iska ceyrisay Soomaaliya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa xil magacaabay, Nicholas Haysom oo horey uga soo shaqeeyey Somalia. Haysom oo ay ceyrisay dowladda Soomaaliya sanadkii 2019-koo ayaa ahaa ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsana

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip