Museveni oo difaacay go'aanka lagu xiray baraha bulshada ka hor doorashada.
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku eedeeyay shirkadda Facebook inay tahay mid isla weyn oo u xaglineyso hal dhinac ah kaddib markii uu xaqiijiyay in dowladdiisa ay xirtay baraha bulshada ka hor doorashada Khamiista ka dhaceysa dalkaas.
Mada