Share with your friends via email

Garowe: Maxkamad Ciidan oo weriye kilwe ku soo oogtay dacwad la xiriirta isku day dil

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Puntland, ayaa dacwad isku day dil ku soo oogtay weriye Kilwe Aaden Faarax, oo mudda lix iyo toban maalmood ah u xiran dowladda, sida uu shaaciyay Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP Maxamed

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip